Barnaamijka oo toddobaad walba soo gudbiyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, waxaa uu si gaar ah toddobaadkan u sii ambaqaadayaa qeybtii labaad ee Heellada iyo doorka ay ku leedahay dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed.