Arboco, 16 June 2010
Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 10-aad (Suugaantii Gobanimo-doonka)
Waa qeybtii tobnaad ee Barnaamijka dhaqanka iyo hiddaha. Toddobaadkan wuxuu ka hadlayaa suugaantii la tiriyay xilligii gobanimo-doonka.
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo uu inoo soo diyaariyo, halkanna kasoo jeediyo suugaan-ururiye Axmed Faarah Cali Idaajaa waxaan toddobaadkan kusoo qaadanaynaa suugaantii gobanimo-doonka, gaar ahaan bilowgii qarnigii 20aad.
Qeybtan waxaa si gaar ah looga hadlayaa suugaantii la tiriyay Sanaddadii 1920-meeyadii oo ahaa xilligii uu socday dagaalkii u dhaxeeyay ciidamadii Daraawiishta ee uu hogaaminayay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo maamulkii gumeysiga ee Ingriiska.
- Dhegayso Dhaqanka iyo Hiddaha (Suugaantii Gobanimo-doonka)
WM
|
MP3

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
