Barnaamijkan oo uu soo diyaariyo Axmed Farax Idaajaa, wuxuu sidii labadii toddobaad ee hore ka hadlayaa suugaantii baaxadda weynayd ee la tiriyay xilligii lagu jiray goba-nimadoonkii Somalia.