Barnaamijkan oo uu badanaa soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay sida sheeko-xariirta loogu dhex mili karo gabayga iyadoo looga gol leehayay in lagu gudbiyo fariin adag.
Waa qeybtii kow-iyo-labaatanaad ee dhaqanka iyo hiddaha. Todobaadkani waa sida sheeko-xariirta iyo gabayga iyo sida la isugu dhexdari karo.
Barnaamijkan oo uu badanaa soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay sida sheeko-xariirta loogu dhex mili karo gabayga iyadoo looga gol leehayay in lagu gudbiyo fariin adag.
Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.