Barnaamijkan oo uu mar walba soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, waxa uu sidoo kale toddobaadkanna ku saabsan yahay sida sheeko-xariirta loogu dhex mili karo gabayga iyadoo looga gol leehayay in lagu gudbiyo fariin adag.
Waa qeybtii labo-iyo-labaatanaad ee dhaqanka iyo hiddaha. Todobaadkani waa sheeko-xariirta iyo gabayga qeybtii 2-aad
Barnaamijkan oo uu mar walba soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, waxa uu sidoo kale toddobaadkanna ku saabsan yahay sida sheeko-xariirta loogu dhex mili karo gabayga iyadoo looga gol leehayay in lagu gudbiyo fariin adag.
Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.