Waa qeybtii afar iyo labaatanaad ee dhaqanka iyo Hiddaha. Todobaadkan waa sida gabyaagu uu maahmaada ugu xoojiyo gabaygiisa si uu farrin adag ugu gudbiyo
Axmed Faaxac Cali (Idaajaa)
| Nairobi, Kenya
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo uu inoo soo diyaariyo Axmed Faarax Cali (daajaa) waxa uu todobaadkan ka hadlayaa sida maanso-yahanku u adeegsado maahmaahda marka uu gabay tirinayo isagoo taas uga gol leh inuu fariin adag ku gudbiyo.