Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha wuxuu ku saabsan yahay Geesinimada iyo maahmaahda Libaaxa.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Suugaan Ururiyaha Soomaaliyeed ee Axmed Faarax Idaajaa.