Barnaamijka dhaqanka iyo Hiddaha wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay maahmaahyada iyo sida loo dhexgaliyo gabayada. 

Barnaamijkan waxaa soo diyaariya soona jeedinaya suugaan-uruuriye Axmed Faarax Cali (Idaajaa)