Qeybtan 58aad ee Dhaqanka iyo Hiddaha waxay ku saabsan tahay qeybaha qarniyaalo Soomaalida loo qeybin jiray ee Wadaad iyo Waranle.

Waxaa barnaamijka inoo soo diyaariyay, halkanna ka soo jeedinaya Axmed Faarax Cali (Idaajaa).