Barnaamijkan Dhaqanka iyo Hiddaha waxa uu ku saabsan yahay, sida uu yimid Geeraarka.

Waxaa inoo soo jeedinaya, Axmed Faarax Cali (Idaajaa).