Barnaamijkan Dhaqanka iyo Hiddaha, waxa uu ku saabsan yahay, wixii kala dhexmaray Maasayahankii Axmed Maxamed iyo Fashistihi Talyaaniga.

Waxaa magaalada Nairobi inoogu soo diyaariyay Axmed Faarax Cali (Idaajaa)