Axad, 06 June 2010
Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 8-aad (Maanso-curinta)
Waa qeybtii sideedaad ee barnaamijka dhaqanka iyo hiddaha. toddobaadkan wuxuu ka hadlayaa awoodda curinta maansooyinka.
Barnaamjkan oo ah qeybtii 8-aad, ayaa wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay sifaha iyo tilmaamaha uu leeyahay qofka leh awoodda curinta maansooyinka kala duwan.
Barnaamijkan waxaa soo diyaariya halkana ka soo gudbiya suugaan uruuriyaha Soomaaliyeed ee Axmed Faarax Cali Idaajaa.
- Dhegayso Dhaqanka iyo Hiddaha (Awoodda maanso-curinta)
WM
|
MP3

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
