Arboco, 09 June 2010
Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 9-aad (Suugaanta Libidhay)
Waa qeybtii sagaallaad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkan waxa uu ka hadlayaa suugaantii ku luntay qoraal la'aanta Af-Soomaaliga.
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo uu inoo soo diyaariyo, halkanna kasoo jeediyo suugaan-ururiye Axmed Faarah Cali Idaajaa waxaan toddobaadkan kusoo qaadanaynaa suugaantii faraha badnayd ee Soomaalida ka luntay sababo ay ugu wacan tahay qoraal la'aanta Af-Soomaliga.
- Dhegayso Dhaqanka iyo Hiddaha (Suugaanta Libidhay)
WM
|
MP3

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
