Barnaamijkan oo uu badanaa soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay qeybtii labaad ee suugaanta ay qaar ka tirsan gabyaaga Soomaalidu ku cabireen qalabyadii casriga ahaa ee dunida ku soo kordhay xilliyadii hore.
Waa qeybtii labaatanaad ee dhaqanka iyo hiddaha. Toddobaadkana waa suugaanta Soomaalida ee ka hadlaysa qalabka casriga ah qeybteedii 2-aad
Barnaamijkan oo uu badanaa soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay qeybtii labaad ee suugaanta ay qaar ka tirsan gabyaaga Soomaalidu ku cabireen qalabyadii casriga ahaa ee dunida ku soo kordhay xilliyadii hore.
Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.