Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ugu baaqay beesha caalamka iyo Soomaalidaba inay taageeraan dawladda xilligan jirta oo uu sheegay inay tahay tan keliya ee la qoonsan yahay.
Isgaoo ka hadlay Qasriga Madaxtooyada ee Jbauuti oo lagu qabtay xaflad ballaadhan oo looga hadlayey munaasabadda Ciidul Adxa, ayaa Ismaaciil Cumar Geelle uu sidoo kale kaga hadlay dhibaatada budhcad badeeddu ku hayso badda cas oiyo badweynta Hindiya.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Jabuuti nooga soo diray Ramadaan Muuse.
Warbixinta ka dhagayso dhinaca midig ee kore



