Axad, 15 May 2011
Faaqidaadd: xiisadda Siyaasadeed ee Somalia
Barnaamijka Toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay ismari-waaga siyaasadeed ee qeybaha kala duwan ee siyaasadda DKMG ah ee Somalia
Barnaamijka Toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay ismari-waaga siyaasadeed ee qeybaha kala duwan ee siyaasadda DKMG ah ee Somalia.
Waxa barnaamijka maanta ka qeyb galaya;
1- Prof. Maxamuud Guure - London, UK
2- Prof. Afyare Cilmi - Doha, Qatar
3- Axmed Dowlo Mahad - Johannesburg, Koonfur Afrika.

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
