Maxaa ka hor taagan dowlad kasta oo loo dhisay Soomaaliya 20kii sano ee la soo dhaafay  hergelinta dib u heshiisiin iyo wadahadal lood dhanyahay. Waa qodobka uu ku saabsanyahay barnaamijkeena faaqidaadda todobaadka.

Waxaa ka qeeyb galaya Afhayeenka dowladda Soomaaliya C/raxmaan Yariisow,  Maxamed Xaashi Cigaal  Gudooniyaha Xisbiga dowlad qaran, waxa uu ku suganyahay magaalada  London.

Aqoonyahan Axmed Salaad kulmiye, waxa uu ku suganyahay Magaalada London. Iyo C/shakuur Cali Mire oo ah suxufi Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdisho

Faaqidaada oo dhameeystiran halkan hoose ka dhageeyso