Barnaamijka maanta waxa uu ka hadlayaa saameynta dilkii Bin Laden uu ku yeelan karo  ururka Alshabaab ee Somalia.

Waxa barnaamijka maanta ka qeyb galaya:

1- Bashiir Cumar Good - Isutagga Imaaraadka Carabta

2- Cabdirisaaq Nuur Cabdulle - Oslo, Norway

3- Xasan Xundubey Jimcaale - London, UK

Barnaamijka oo dhamesytiran qeybta hoose ka dhageyso