Kulankii lacag ururinta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ayaa ku soo dhammaaday iyadoo dalalka Afrika qaarkood ay ku yabooheen.