Axad, 24 April 2011
Faaqidaadda: Shirkii Burcadbadeedda ee Dubai
Barnaamijka Faaqidaaddu waxa uu ku saabsan yahay filim cusub oo ka hadlaya suntii lagu shubay Somalia iyo qodobo kale oo xiiso badan
Barnaamijka Faaqidaaddu waxa uu ku saabsan yahay filim cusub oo ka hadlaya suntii lagu shubay Somalia iyo qodobo kale oo xiiso badan.
Waxa marti ku ah:
1- Cumar Maxamuud Rooble (Cumar Suuri) - Dubai
2- Yuusuf Haybe - Ganacsade - Dubai
3- Bashiir Sh. Cumar Good - Aqoonyahan jooga Abu Dhabi.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
