Axad, 17 April 2011
Faaqidaadda: Shirkii Soomaalida ee Nairobi
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay natiijadii shirkii Soomaalida ee toddobaankan ka dhacay Nairobi, Kenya
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay natiijadii shirkii Soomaalida ee toddobaankan ka dhacay Nairobi, Kenya.
Barnaamijka toddobaanka waxa ka qeyb galaya
1- Faysal Cabdi Rooble oo jooga gobolka California ee Maraykanka
2- Maxamed Xasan Dayeel oo jooga magaalada Nairobi ee Kenya iyo;
3- Ismaaciil Wacay oo jooga Djibouti

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
