Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay shirka lagu qabanayo Muqdisho sida uu wakhtiga u dhow yahay iyo khilaafka dowladda KMG ka dhex jira.

Waxaa inoo soo diyaariyay Cabdisalam Ibrahim Hareri.