Sabti, 16 April 2011
Hambalyada iyo Heesaha: Fanaanadda Soomaaliyeed ee Marwo
Hambalyada iyo Heesaha waxaa sidoo kale marti ku ah faananadda Soomaaliyeed ee Marwo Cabdi Axmed, oo heeso ay leedahay dib loo qaaday.
Hambalyada iyo Heesaha waxaa sidoo kale marti ku ah faananadda Soomaaliyeed ee Marwo Cabdi Axmed, oo heeso ay leedahay dib loo qaaday.
Barnaamijka waxaad kaloo mu qali doontaan dhambaalada ay isu diraan dhageystayaasha Soomaaliyeed iyo heeso aad u dabacsan.

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo