Ku soo dhowaada qeybtii Shanaad ee barnaamijyo Taxane ah oo ay VOA-du idiinkaga soo diyaarisay kacdoonka ka jira Dunida Carabta.

Qeybtan waxay ku saabsan tahay saameynta amni ee uu keeni karo kacdoonka dalka Yemen.