Sabti, 25 February 2012
Martida: Xaabsade iyo Cabdiraxmaan Xoosh
Barnaamijka waxaa marti ku ah, Xildhibaan Max'ed Ibraahim Xaabsade iyo wasiirka dastuurka iyo arrimaha federaalka C/raxmaan Xoosh Jibriil.
Labadan mas'uul ayaa ka hadlaya qabsashadii Baydhabo iyo maamul u sameynta goobaha laga qabsado kooxda Al-Shabaab.

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
