Barnaamijkan oo qeyb ka ah barnaamijyada aan uga hadlayno 50 guurada xornimada Somalia, waxaan qeybtan ku eegaynaa xaallada ay soo martay waxbarashada Somalia.
Barnaamijkan waxaan ku eegaynaa marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay waxbarashada Somalia.

Barnaamijkan oo qeyb ka ah barnaamijyada aan uga hadlayno 50 guurada xornimada Somalia, waxaan qeybtan ku eegaynaa xaallada ay soo martay waxbarashada Somalia.
Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.