Barnaamijkan waxaan ku eegaynaa guulihii, guuldarooyinkii iyo isbeddeladii kala duwanaa ee ay soo martay siyaasadda Somalia 50-kii sanno ee xornimada ka soo wareegatay.
Barnaamijkan waxaan ku eegaynaa marxaladihii siyaasadeed ee dalka Somalia soo martay tan iyo waqtigii ay xornimada qaadatay 1960-kii

Barnaamijkan waxaan ku eegaynaa guulihii, guuldarooyinkii iyo isbeddeladii kala duwanaa ee ay soo martay siyaasadda Somalia 50-kii sanno ee xornimada ka soo wareegatay.
Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.