Sheekh Xasan ayaa barnaamijkan oo uu soo diyaariyay wariyaha VOAda ee qaaradda Yurub Cabdisalaan Hereri waxaa uu kaga warramayaa arrimo ay ka midyihiin sida uu u arko go’aandii shirkii midawga Africa.
Sidoo kale waxa uu kaga hadlayaa goosashada ku xigeenkiisii Xasan Turki .
Sh Xasan Daahir Aweys ayaa sidoo kale ka warramaya nolosha ceelasha biyaha oo xaruun u ah iyo qodobo kale.
Barnaamijka oo dhamaytiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.



