Sabti, 02 April 2011
Saado Cali: Hambalyada iyo Heesaha VOA
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaa marti inoogu ah fanaanadda caanka ah ee Soomaaliyeed, Saado Cali Warsame.
Saado Cali Warsame waxay soo booqatay VOA Washington.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaa marti inoogu ah fanaanadda caanka ah ee Soomaaliyeed, Saado Cali Warsame oo VOA soo booqatay.
Saado waxay kaga warramaysaa barnaamijka gudihiisa, taariikhda qaar ka mid ah heesaha ay ku luuqeyso iyo waxaayo kale oo aad u xiiso badan.

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
