Axad, 12 February 2012
Sanad-guuradii 5aad ee VOA Somali
12kii bisha Febraury ee sanadkii 2007dii ayey ahayd markii la aas-aasay Idaacadda VOA, laanteeda Afka Soomaaliga.
12kii bisha Febraury ee sanadkii 2007dii ayey ahayd markii la aas-aasay Idaacadda VOA, laanteeda Afka Soomaaliga.
Qaar ka tirsan shaqaalaha VOAda, laanteeda Afka Soomaaliga ayaa ka hadlaya waxqabadkii Idaacadda.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo