Khamiis, 23 February 2012
Shirkii London oo Furmay
Madax kala duwan oo caalamka ah ayaa ka hadlay sida ay lagama maarmaan u tahay in arrinta Somalia xal loo helo, KMG-kana looga baxo
Madax kala duwan oo caalamka ah ayaa ka hadlay sida ay lagama maarmaan u tahay in arrinta Somalia xal loo helo, xiliga Kumeel-gaarkana looga baxo.
Madaxweynaha Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa isna goobta ka hadlay, isaga oo ka mahad celiyey dadaalada la doonayo in lagu taageero dalka Somalia.
Warbixino kala duwan oo shirka ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
