Guddoomiye Siilaanyo ayaa tilmaamay in dadka Somaliland ay mudanyihiin hambalyo maadaama sida uu sheegay la gaadhay maalintii ay codkooda ku soo xulan lahaayeen cidda ay talada dalka u dhiibayaan.

Siilaanyo ayaa xusay in uu isbeddel ku samayn doono xaaladda ay Somaliland ku sugantahay.

Waraysiga guddoomiyaha Kulmiye oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.