Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay kaalinta dalalka dagaalka Somalia qeybta ka ah iyo xaqa dalka Somalia.

Madawweyne Siilaanyo ayaa sidoo kale ka hadlay xiriirka Somaliland iyo dalka ay deriska yihiin ee Djibouti.

Warbixin arrintaas la xiriirday qeybta hoose ka dhageyso.