Sabti, 07 January 2012
Ururada Bulshada oo ka Hadlay soo Gelista Ciidamada Ethiopia
Ururada Bulshada ee kasoo jeeda gobollada Bay, Bakool iyo Gedo ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan haddii dalka Ethiopia soo gasho si ururka Alshabab loola dagaallamo, loogana saaro goboladaasi.
Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.
Daawo Sawirrada Afgooye


Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Wareysiga Farmaajo
