Ciidamada badda mareykanka ee sida gaarka ah u tababaran ee la yirahdo Navy seals ayaa saakay soo weerar ku soo furtay, laba samafale oo lagu heystay bartamaha Soomaaliya

Buchanan iyo  Thisted ayaa u shaqeynayay hay’adda laga leeyahay Denmark oo  ka shaqeysa miina saarista, iyo nadiifinta waxyaabaha qarxa ee goobaha colaada ee Qaaradda Africa iyo Bariga dhexe, hay;adaas oooo marka magaceeda la soo gaabiyo la yirahdo DDG

Warbixin ku saabsan qaabka loo soo furtay qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.