Axad, 08 May 2011
Wicintaanka: Wasiirka Kalluumeysiga DKMG ee Somalia
Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Maxamed Macalin Xasan, Wasiirka Kalluumeysita, Kheyraadka Badda iyo Deegaanka ee DKGM ee Somalia
Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Maxamed Macalin Xasan, Wasiirka Kalluumeysita, Kheyraadka Badda, iyo Deegaanka ee DKGM ee Somalia oo ka hadlaya shir uu dhowaan kaga qayb galay dalka UK, sida uu sheegayna uu soo celiyey xuduudo badaha Somalia ka maqnaa, muranna ku jiray.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.
Daawo Sawirrada Afgooye


Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Wareysiga Farmaajo
