Axad, 16 October 2011
Wicitaanka: Axmed Bile Xasan
Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Caddaaladda DKMG ee Somalia, Axmed Bile Xasan (Ugaas Bile)
Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Caddaaladda DKMG ee Somalia, Axmed Bille Xasan (Ugaas Bille).
Wasiirka ayaa ka jawaabaya su'aalo ay soo weydiinayaan dhageystayaasha VOA ee meelo kale duwan oo dunida ah jooga.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageys.
Daawo Sawirrada Afgooye


Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Wareysiga Farmaajo
