Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

Dhageystayaasha VOA ayaa weydiinaya su'aalo la xiriira hanaanka uu goluhu u shaqeeyo, iyo siyaasadaha Somaliland

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.