Barnaamijka Toddobaadkani waxa uu ka hadlayaa Soomaalida kasoo qaxa colaadaha Somalia ka jira ee laga celiyo xuduudda Kenya.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.