Axad, 28 August 2011
Wicitaanka Dhageystaha: Dr. Cabdicasiis Sh. Yuusuf
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkan Marti inoogu ah, Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf, wasiirka caafimaadka ee DKMG.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkan Marti inoogu ah, Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf, wasiirka caafimaadka ee DKMG, oo ka jawaabi doona su'aalo badan oo la xiriira hawlaha wasaaraddiisa iyo ku talagalkeeda caafimaad darrida ka dhalatay abaarta iyo macluusha.
Daawo Sawirrada Afgooye


Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Wareysiga Farmaajo
