Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxaa marti inoogu ah, madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Maxamed Axmed Caalin.

Mr. Caalin waxaa wax laga weydiin doonaa xaaladda deegaamada hoos yimaada maamulkiisa.