Axad, 06 February 2011
Wicitaanka: Dr. Maxamed Cabdi Gaboose
Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose waxa uu barnaamijkan kaga jawaabi doonaa su'aalo la xiriira amniga.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa Marti inoogu ah Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Somaliland.
Wasiirka ayaa barnaamijkan lagu weydiin doonaa su'aalo la xiriira arrimaha gudaha, amniga iyo colaad beeleedyada.
Barnaamijka waxaa inoo diyariyay Cabdulqaadir Maxamed Nuunow.
Daawo Sawirrada Afgooye


Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Wareysiga Farmaajo
