Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay arrimaha Jaaliyadda Soomaalida Koonfur Afrika waxana marti ku ah Cabdixakiim Maxamed Haadi, Guddoomiyaha Golaha Jaaliyadda Soomaalida ee dalkaas.