Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan ku marti ah Madaxa Gaadiidka Gurmadka deg-dega ah ee Muqdisho Cali Muuse Sheekh.

Cali Muuse, wuxuu barnaamjika uga jawaabayaa su'aallo la xiriira sida ay u shaqeeyaan gaadiidka gurmadka deg-dega ah ee Muqdisho,  kuwaasoo ka dhex-shaqeeya goobaha ay ka dhacayaan dagaallada Muqdisho.