Barnaamijka waxa maanta marti ku ah Muxyidiin Maxamed Kaalmooy, Qunsulka Safaaradda Soomaalida ee waddanka Libya.

Qunsulku waxa uu ka waramayaa waxyaabihii ay safaaraddu u qabatay jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Libya intii qalalaasuhu waddankaas ka socday.