Axad, 29 May 2011
Wicitaanka: Xaaladda Soomaalida Yemen
Barnaamijkan waxaynu ku soo qaadaynaa xaaladda Soomaalida ku nool dalka Yemen, halkaasoo ay xiisado ka jiraan gaar ahaan Sanca.
Wicitaanka Dhageystaha wuxuu todobaadkan ku saabsan yahay, xaaladda Soomaalida ku nool dalka Yemen, halkaasoo ay dagaalo ka socdaan, gaar ahaan magaalada Sanca.
Barnaamijka waxaa marti inoogu ah, Diblomaasi Xuseen Xaaji Axmed, oo ka tirsan qunsuliyadda Soomaalida ee magaalada Cadan. Barnaamijka waxaa soo diyaarisay Sahra Ciidle Nuur.
Daawo Sawirrada Afgooye


Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Wareysiga Farmaajo
