Sabti, 09 July 2011
Koonfurta Sudan (Maqal & Muuqaal)
Koonfurta Sudan ayaa noqotay dal cusub oo la magac baxay Jamhuuriyada Koonfurta Sudan. Weriyaha VOA Hargeysa, Ismaacill Xuseen Farjar oo ka qeybgalay xafladdaha madaxbanaanida koonfurta Sudan ayaa noo soo diray warbixinno maqal iyo muuqaal ah.
Daawo Sawirrada uu soo diray Weriye Ismaacil Farjar
Daawo Sawirro kale
Dhageyso Warbixinta
- Dhegayso Dhageyso Warbixinta Ismaacil Farjar ee Juba, Koonfurta Sudan
WM
|
MP3
Daawo Sawirrada Afgooye


Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Wareysiga Farmaajo
