Todobaadkan barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha oo ay soo diyaarisay Caasha Ibraahim Aden "Cuud" waxaa marti ku ah oo dhagaystayaasha su'aalahooda ka jawaabaya Wasiirka Arrimaha Dibeda ee dowlada FKMG Soomaaliya Cali Axmed Jaamac "Jangali" oo ku sugan Newyork.

Dhageystayaasha ayaa wasiirka wax ka weydiinaya shirka Golaha  Guud ee Qaramadda Midoobay ee ka soconaya magaalada New York, halkaasoo uu Wasiirka Arimaha Dibeda Cali Jaamac Jangali uu ka qeybgalayo isagoo matalaya dowlada FKMG.

Barnaamijka halkan ka dhagayso.