Barnaamijkeena Hambalyada iyo Heesaha oo todobaadkan ay halkan ka daadihinayaan Ibraahim Xassan Garabey Daandurey iyo Khadra Gurey waxaad ku maqlaysaan waraaqaha tahniyadaha, salaamaha iyo hambalyooyinka kala duwan ee dhageystayaasha VOA ay hawada isku marinayaan. Sidoo kale waxaan meesha ka maqneyn Heesaha qeybahooda kale duwan oo todobaadkan dhageystayaasha aanu u ciyaarayno heeso macaan.
Barnaamijka oo dhameystiran halkan ka
dhageyso



