Barnaamijka Wicitaanka Dhagestayaasha ee todobaadkan waxaa marti ku ah oo dhageystayaasha suaalahooda ka jawaabaya Gudoomiye-kuxigeenka Barlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo haatan ku sugan Magaalada Qaahira.

Prof Dalxa wuxuu ka hadlayaa arrimaha ku sabsan barlamaanka Soomaaliya oo ku kala qeybsan khilaafaad hareeyey madaxda dowlada KMG